Ra’isul Wasaare Abiy oo Sameenaya Casho Sharaf Shuruud adag ku xiran tahay !!

Ra’iisul Waasaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa sameenaya casho sharaf ay kasoo qeyb galayaan kaliya dad dhaqaalo badan heesta, waxaana casho sharaftan tikitka lagu galayo lagu iibsanayaa lacag aysan qof kasta aysan awoodin. Casho sharafta uu sameenayo Ra’isul Wasaaraha dalka Itoobiya ayaa dadka doonaya in ay kasoo qeyb galaan waxa ay tikitka  ku iibsan karaan … Continue reading Ra’isul Wasaare Abiy oo Sameenaya Casho Sharaf Shuruud adag ku xiran tahay !!